Gender Based Violence coalition members Meeting

19 July 2017, WORDA Organization Conducted Amplifying Civil Society Voice On gender-based violence coalition members meeting in Summertime hotel Hargeisa, Somaliland.
Objectives of the Meeting was information sharing of coalition members under Project Of Amplify change. the meeting highlighted how the CSOs to make collaboration among them to response the gender-based violence in Somaliland by focusing on prevention and raise voices.
In each Quarter, Coalition Members agree upon to identify a topic which is emphasizing the current situation of gender-based violence in Somaliland, the selected topics they published an article in local newspaper both in Somali and English Language, Coalition Members Websites and One radio Program to increase holistic understanding of Gender-based violence in Somaliland to make aware the community.
 
19 July. 2017, Hayaada Wadaniga ah ee Women Rehabilitation and Development Association. Waxa ay Qabatay kulan ay kasoo qayb galeen 12 urur oo ka tirsan ururada ku bahobay in ay si wada jira uga hadlan tacadiyada ka dhaca wadanka. kulankan waxa lagu qabtay hotel ka Summertime ee Magalada Hargeisa.
 
Ujeedada kulankani wuxu ah xogwaraysi ku sabsan kolba xalada wadanka ka tagan gaar ahaan kuwaa la xidhidha ee dhib ku keenaya arimaha bulshada, sidoo kale kulan kani wuxu ku salaysana siday ururada bulshada ee ka jira somalialnd ay si wada jira uga shaqayn lahayeen tacadiyada iyo dhibatooyinka ka dhaca wadanka. ururada ku midobay waxa ay sadexdii bilood ba mar ay soo saran qoraalo logu talo galay in bulshada lagu wacyi galiyo kuwaas oo loo mariyo mareega kala duwan ee lagu kulmo, sida wargaysada iyo radio hargeisa.
.
Sign up to our daily email